Taliyihii Saldhigga Booliska Ridada ee degmada Wadajir oo isaga iyo ciidamo kale ay isu soo dhiibeen Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Jimco 07 Dul-Xijjah 1429 (05/12/2008)
Taliyihii Ciidamada Booliska Ridada ee saldhiga degmada Wadajir
Captain Aadam Max'ed Yuusuf ayaa maanta isu soo dhiibay Mujaahidiinta Al-Shabaab kadib marki sarkaalkaasi uu xiriiro la sameeyay madax katirsan Al-Shabaab kuna dhiira galiyay in uu isaga soo baxo maamulkaasi.
Captain Aadam ayaa warbaahinta Muqdisho shir saxaafadeed kula hadlay isagoona sheegay in uu kaso baxay maamulki hore uu kaga mid ahaa uuna go'aansaday in walaalihiisa Mujaahidinta uu soo gaaro.
Taliyaha isi soo dhiibay ayay wehliyeen tiro ciidamo ah iyo gaari kuwa Booliska Ridadu qaataan oo ay saaran yihiin hub,waxaana ay madaxda Mujaahidintu uso dhaweeyeen si heer sare ah iyagoona u sheegay in la geyn doono meesha uu doono.
Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay ugu baaqayaan dadka walaalahoodii ahaa ee ku kadsoomay maamulka Ridada ee C/laahi Yuusuf in ay isaga soo baxaan,waxayna Mujaahidiintu ka jecel yihiin dilkiina in aad Allah u towbad keentaan oo isaguna markaasi ku farxo towbadiina inaguna aan idinku wehelsano wadada la dagaalanka gaalada soo duushay.
{ وَلِلَّهِ الْعِزَّةُ وَلِرَسُولِهِ وَلِلْمُؤْمِنِينَ وَلَكِنَّ الْمُنَافِقِينَ لا يَعْلَمُونَ}
.............
الحمد لله على هدايته
